Markabkii ugu horeeyay oo saakay kusoo xirtay Dekadda Garacad (Daawo Sawirada)

Markab ganacsi oo waday alaab kala duwan iyo gaadiid ayaa saakay markii ugu horeesay kusoo xirtay dekadda Garacad ee Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland, waxaana markabkan dekadda kusoo dhaweeyay masuuliyiin iyo bulshada deegaankaasi. Dekadda Garacad oo dhawaan lagu sameeyay dib u dhis balaaran ayaa suurto gashay in uu saakay kusoo xirto markab ganacsi , waxaana … Continue reading Markabkii ugu horeeyay oo saakay kusoo xirtay Dekadda Garacad (Daawo Sawirada)